Fadlan nagu soo biir Sabtida, 27ka Maarso, 2021 Shirka Waalid2Waalid! Mawduuceena sanadkan waa Barashada, Waalidnimada, Waxbarida: Xoojinta Bulshooyinka Wadajir. Maaddaama aan dhammaanteen la jaanqaadnay isbeddelada ballaaran ee nidaamka waxbarashadeenna sannadkan, iskaashiga kaalmaynta ardayda ayaa ka muhiimsan sidii hore. Tani waa shir waalidiinta IYO barayaasha ay ku wadaagaan iyo wax iska bartaan, ku taageeraan ka qeybgalka qoyska, kor u qaadida u doodista qoyska, iyo xoojinta wada shaqeynta qoyska iyo baraha. Iska diiwaangeli halka hoose.
Kulanka dhacdadani waa BILAASH oo waxa lagu qaban Zoom ka! 10 AM ilaa 2:30 PM Sabtida, 27ka Maarso. Waxaad heli doonaa turjumaan diyaar ah iyadoo la diiwaangelinayo. Fadlan isdiiwaangali adigoo isticmaalaya foomka hoose!
Waa kan ajandaheena 27ka:
- 10 am- 11:20 am: Wadajir Cadaaladda Waxbarashada: Sawirashada Riyada Dugsiyadeenii
- 11:20 am-11:50 am: Bandhigga Kheyraadka Muqaalka (soo qaado qaddo sidoo kale)
- 11:50 am-12:45 pm: Kulan hawleed Qeybta 1
- 12:45- 12:55 pm: Yara-Nasasho waqti kooban
- 12:55 pm- 1:50 pm: Kulan hawleed Qeybta 2
- 1:50-2:00: Yara-Nasasho waqti kooban
- 2:00-2:30: Isku soo wada duub gebi ahaan
Soo dejiso xaashiyaha loogu talagalay dhajinta:
- English
- Español / Spanish
- Kreyòl Ayisyen / Haitian Creole
- Português / Portuguese
- Tiếng Việt / Vietnamese
- 中文 / Chinese (Simplified)
- 中文 / Chinese (Traditional)
- Cabo Verdiana / Cape Verdean
- عربي / Arabic
- Soomaali / Somali
- Français / French